Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 129

SABUURRADII 129:7-8

Help us?
Click on verse(s) to share them!
7Oo aan beergooyuhu gacantiisa ka buuxin, Kan xidhmooyinka xidhaana aanu laabtiisa ka buuxin.
8Oo kuwa ag maraana ma yidhaahdaan, Barakadii Rabbigu korkiinna ha ahaato. Waxaan idiinku ducaynaynaa magaca Rabbiga.

Read SABUURRADII 129SABUURRADII 129
Compare SABUURRADII 129:7-8SABUURRADII 129:7-8