Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 124

SABUURRADII 124:1-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Haddaan Rabbigu inala jirin Hadda reer binu Israa'iil ha yidhaahdeen,
2Haddaan Rabbigu inala jirin, Markii dadku inagu kacay,
3Kolkaasay innagoo noolnool ina wada liqliqi lahaayeen, Markay aad inoogu cadhoodeen,

Read SABUURRADII 124SABUURRADII 124
Compare SABUURRADII 124:1-3SABUURRADII 124:1-3