Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 121

SABUURRADII 121:1-4

Help us?
Click on verse(s) to share them!
1Buurahaan indhahayga ku taagi doonaa, Caawimaaddaydu xaggee bay ka iman doontaa?
2Caawimaaddaydu waxay ka timaadaa Rabbiga sameeyey samada iyo dhulka.
3Isagu uma oggolaan doono in cagtaada la dhaqaajiyo, Kan ku dhawraa ma gam'i doono.
4Bal eeg, kan reer binu Israa'iil dhawraa Ma gam'i doono, mana seexan doono.

Read SABUURRADII 121SABUURRADII 121
Compare SABUURRADII 121:1-4SABUURRADII 121:1-4