Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:97-100

Help us?
Click on verse(s) to share them!
97Aad baan sharcigaaga u jeclahay! Maalinta oo dhan isagaan u fiirsadaa.
98Amarradaadu waxay iga dhigaan ku ka sii caqli badan cadaawayaashayda. Waayo, weligayba way ila jiraan.
99Waan ka sii waxgarasho badnahay macallimiintayda oo dhan, Waayo, waxaan u fiirsadaa markhaatifurkaaga.
100Waan ka sii waxgarasho badnahay odayaasha, Waayo, waxaan xajiyey amarradaada.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:97-100SABUURRADII 119:97-100