Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:92-94

Help us?
Click on verse(s) to share them!
92Haddaanu sharcigaagu iga farxin, Waxaan kol hore ku halligmi lahaa dhibaatadii i haysatay.
93Weligay amarradaada ma aan illoobi doono, Waayo, iyagaad igu soo noolaysay.
94Anigu waxaan ahay kaaga, haddaba i badbaadi, Waayo, waxaan doondoonay amarradaada.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:92-94SABUURRADII 119:92-94