Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:84-87

Help us?
Click on verse(s) to share them!
84Anoo addoonkaaga ah cimrigaygu waa intee? Oo goormaad xukun ku soo dejinaysaa kuwa i silciya?
85Kuwa kibirka leh oo aan sharcigaaga waafaqsanayn Ayaa ii qoday godad.
86Amarradaada oo dhammu waa wada daacad, Si gardarro ah ayay ii silciyaan, haddaba i caawi,
87Dhulka ayay iga baabbi'in gaadheen, Aniguse kama aan tegin amarradaadii.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:84-87SABUURRADII 119:84-87