Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:69-71

Help us?
Click on verse(s) to share them!
69Kuwa kibirka lahu been bay iga sheegeen, Aniguse amarradaada ayaan ku xajin doonaa qalbigayga oo dhan.
70Qalbigoodu wuu qallafsanaaday, Aniguse waxaan ku farxaa sharcigaaga.
71Waa ii wanaagsanayd in lay dhibo, Si aan qaynuunnadaada u barto.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:69-71SABUURRADII 119:69-71