Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:41-44

Help us?
Click on verse(s) to share them!
41Rabbiyow, naxariistaada iyo weliba badbaadintaadu Ha iigu yimaadeen si eraygaaga waafaqsan.
42Markaasaan jawaab u heli doonaa kan i caaya, Waayo, waxaan isku halleeyaa eraygaaga.
43Oo erayga runta ahna dhammaantiis afkayga ha ka gooyn, Waayo, waxaan rajo ku qabay xukummadaada.
44Markaasaan had iyo goorba dhawri doonaa sharcigaaga Weligay iyo weligayba.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:41-44SABUURRADII 119:41-44