Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:149-151

Help us?
Click on verse(s) to share them!
149Codkayga u maqal si raxmaddaada waafaqsan, Rabbiyow, igu soo noolee si xukummadaada waafaqsan.
150Kuwii xumaatada raaci jiray way soo dhowaanayaan, Iyagu sharcigaaga way ka fog yihiin.
151Rabbiyow, adigu waad dhow dahay, Oo amarradaada oo dhammuna waa wada run.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:149-151SABUURRADII 119:149-151