Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 8

FALIMAHA RASUULLADA 8:4-6

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Haddaba kuwii kala firidhsanaa, meel walba oo ay mareenba ereygii bay ku wacdiyeen.
5Markaasaa Filibos wuxuu tegey magaalada Samaariya, oo wuxuu dadka ku wacdiyey Masiixa.
6Oo dadkii badnaa, iyagoo isku wada qalbi ah, ayay dhegaysteen wuxuu Filibos ku hadlay markay waxyaalahaas maqleen oo ay arkeen calaamooyinkuu sameeyey.

Read FALIMAHA RASUULLADA 8FALIMAHA RASUULLADA 8
Compare FALIMAHA RASUULLADA 8:4-6FALIMAHA RASUULLADA 8:4-6