Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - BOQORRADII KOWAAD - BOQORRADII KOWAAD 4

BOQORRADII KOWAAD 4:16-19

Help us?
Click on verse(s) to share them!
16iyo Bacanaa ina Xuushay oo wakiil ka ahaa Aasheer iyo Becaalood;
17iyo Yehooshaafaad ina Faaruu'ax oo Isaakaar wakiil ka ahaa;
18iyo Shimcii ina Eelaa, oo reer Benyaamiin wakiil ka ahaa:
19iyo Geber ina Uurii oo wakiil ka ahaa dalka Gilecaad oo ah waddankii Siixon oo ahaa boqorkii reer Amor, iyo waddankii Coog boqorkii Baashaan. Oo dalkaas oo dhan keligii baa wakiil ka ahaa.

Read BOQORRADII KOWAAD 4BOQORRADII KOWAAD 4
Compare BOQORRADII KOWAAD 4:16-19BOQORRADII KOWAAD 4:16-19