Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - BAXNIINTII - BAXNIINTII 35

BAXNIINTII 35:10-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
10Oo nin kasta oo xigmad leh oo idinku dhex jiraaba ha yimaado oo ha sameeyo wixii Rabbigu idinku amray oo dhan;
11waxaas oo ah taambuugga iyo teendhadiisa, iyo dedkiisa, iyo qabsatooyinkiisa, iyo looxyadiisa, iyo ulihiisa gudban, iyo tiirarkiisa, iyo saldhigyadiisa,
12iyo sanduuqa, iyo ulihiisa, iyo daboolka, iyo ilxidhka daaha ah,

Read BAXNIINTII 35BAXNIINTII 35
Compare BAXNIINTII 35:10-12BAXNIINTII 35:10-12