Text copied!
Bibles in Somali

BAXNIINTII 35:10-12 in Somali

Help us?

BAXNIINTII 35:10-12 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Oo nin kasta oo xigmad leh oo idinku dhex jiraaba ha yimaado oo ha sameeyo wixii Rabbigu idinku amray oo dhan;
11 waxaas oo ah taambuugga iyo teendhadiisa, iyo dedkiisa, iyo qabsatooyinkiisa, iyo looxyadiisa, iyo ulihiisa gudban, iyo tiirarkiisa, iyo saldhigyadiisa,
12 iyo sanduuqa, iyo ulihiisa, iyo daboolka, iyo ilxidhka daaha ah,
BAXNIINTII 35 in Kitaabka Quduuska Ah