Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 2

MAAHMAAHYADII 2:9-11

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Markaasaad garan doontaa xaqnimada, iyo garta, Iyo caaddilnimada, iyo jid kasta oo wanaagsan.
10Waayo, waxaa qalbigaaga soo geli doonta xigmadda, Oo aqoontuna waxay ka farxin doontaa naftaada;
11Digtoonaanta baa ku xanaanayn doonta, Oo waxaa ku dhawri doonta waxgarashada,

Read MAAHMAAHYADII 2MAAHMAAHYADII 2
Compare MAAHMAAHYADII 2:9-11MAAHMAAHYADII 2:9-11