Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 20

MAAHMAAHYADII 20:9-13

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Bal yaa odhan kara, Qalbigayga waan nadiifiyey, Oo dembigayga waan ka daahirsanahay?
10Miisaanno kala cayn ah iyo qiyaaso kala cayn ah, Labaduba Rabbiga waa u karaahiyo.
11Xataa ilmo yar waxaa lagu yaqaan falimihiisa, Inuu shuqulkiisu daahir yahay iyo inuu hagaagsan yahayba.
12Dhegta wax maqasha iyo isha wax aragtaba, Labadaba Rabbigaa sameeyey.
13Hurdo ha jeclaan, waaba intaas oo aad caydhowdaaye. Indhaha kala qaad, oo cuntaad ka dhergi doontaa.

Read MAAHMAAHYADII 20MAAHMAAHYADII 20
Compare MAAHMAAHYADII 20:9-13MAAHMAAHYADII 20:9-13