Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 11

MAAHMAAHYADII 11:29-30

Help us?
Click on verse(s) to share them!
29Kii gurigiisa dhibaa dabayshu dhaxli doonaa, Oo nacaskuna wuxuu midiidin u ahaan doonaa kan qalbigiisu caqliga leeyahay.
30Kan xaqa ah midhihiisu waa geed nololeed, Oo kii nafo soo hanuuniyaana caqli buu leeyahay.

Read MAAHMAAHYADII 11MAAHMAAHYADII 11
Compare MAAHMAAHYADII 11:29-30MAAHMAAHYADII 11:29-30