Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 11:29-30 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 11:29-30 in Kitaabka Quduuska Ah

29 Kii gurigiisa dhibaa dabayshu dhaxli doonaa, Oo nacaskuna wuxuu midiidin u ahaan doonaa kan qalbigiisu caqliga leeyahay.
30 Kan xaqa ah midhihiisu waa geed nololeed, Oo kii nafo soo hanuuniyaana caqli buu leeyahay.
MAAHMAAHYADII 11 in Kitaabka Quduuska Ah