Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 10

MAAHMAAHYADII 10:26-27

Help us?
Click on verse(s) to share them!
26Khalku siduu ilkaha u yahay, iyo sida qiiqu indhaha u yahay, Ayaa kan caajiska ahu u yahay kuwa isaga dirta.
27Rabbiga ka cabsashadiisu cimrigay dheeraysaa, Laakiinse kuwa sharka leh cimrigoodu waa soo gaaban doonaa.

Read MAAHMAAHYADII 10MAAHMAAHYADII 10
Compare MAAHMAAHYADII 10:26-27MAAHMAAHYADII 10:26-27