Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - GABAYGII SULAYMAAN - GABAYGII SULAYMAAN 6

GABAYGII SULAYMAAN 6:5-7

Help us?
Click on verse(s) to share them!
5Indhahaaga iga sii jeedi, Waayo, way iga adkaadeen. Timahaagu waa sida riyo Buur Gilecaad ka muuqda.
6Ilkahaaguna waa sida laxo Ka soo baxay meeshii lagu soo maydhay, Oo middood kastaaba mataano dhashay, Oo aan dhexdooda lagu arag mid dhicisay.
7Oo dhafoorradaada indhashareertaada ku qarsoonuna waa sida xabbad rummaan ah jeexeed.

Read GABAYGII SULAYMAAN 6GABAYGII SULAYMAAN 6
Compare GABAYGII SULAYMAAN 6:5-7GABAYGII SULAYMAAN 6:5-7