Text copied!
Bibles in Somali

GABAYGII SULAYMAAN 6:5-7 in Somali

Help us?

GABAYGII SULAYMAAN 6:5-7 in Kitaabka Quduuska Ah

5 Indhahaaga iga sii jeedi, Waayo, way iga adkaadeen. Timahaagu waa sida riyo Buur Gilecaad ka muuqda.
6 Ilkahaaguna waa sida laxo Ka soo baxay meeshii lagu soo maydhay, Oo middood kastaaba mataano dhashay, Oo aan dhexdooda lagu arag mid dhicisay.
7 Oo dhafoorradaada indhashareertaada ku qarsoonuna waa sida xabbad rummaan ah jeexeed.
GABAYGII SULAYMAAN 6 in Kitaabka Quduuska Ah