Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 8

FALIMAHA RASUULLADA 8:18-20

Help us?
Click on verse(s) to share them!
18Haddaba Simoon markuu arkay in markii rasuulladu gacmahooda saareen, waxaa la siiyey Ruuxa Quduuska ah, ayuu lacag u taagay,
19isagoo leh, Anigana i siiya xooggan in nin kastoo aan gacmahayga saaroba, uu helo Ruuxa Quduuska ah.
20Laakiin Butros baa wuxuu ku yidhi, Lacagtaadu ha kula baabba'do, maxaa yeelay, waxaad u malaysay in hadiyadda Ilaah lacag lagu helo.

Read FALIMAHA RASUULLADA 8FALIMAHA RASUULLADA 8
Compare FALIMAHA RASUULLADA 8:18-20FALIMAHA RASUULLADA 8:18-20