Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - FALIMAHA RASUULLADA - FALIMAHA RASUULLADA 1

FALIMAHA RASUULLADA 1:15-16

Help us?
Click on verse(s) to share them!
15Oo wakhtigaas ayaa Butros walaalaha dhexdooda istaagay (oo waxaa wada jiray dad badan oo qiyaastoodu ahayd boqol iyo labaatan); markaasuu yidhi,
16Walaalayaalow, waxaa waajib ahaa in Qorniinku noqdo, kaas oo Ruuxa Quduuska ahu waagii hore afka Daa'uud kaga hadlay waxa ku saabsan Yuudas oo ahaa kii waday kuwii qabtay Ciise.

Read FALIMAHA RASUULLADA 1FALIMAHA RASUULLADA 1
Compare FALIMAHA RASUULLADA 1:15-16FALIMAHA RASUULLADA 1:15-16