Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 5

MAAHMAAHYADII 5:13-16

Help us?
Click on verse(s) to share them!
13Codkii macallimiintaydii ma aan addeecin, Oo dhegtana uma aan dhigin kuwii wax i baray!
14Anigu waxaan u dhowaa inaan shar kasta falo Anigoo ku dhex jira shirka iyo ururka.
15Berkeddaada biyo ka cab, Oo ceelkaagana biyo qulqulaya ka cab.
16Ma hagaag baa in ilahaagu dibadda u daataan. Oo ay durdurraduna dariiqyada maraan?

Read MAAHMAAHYADII 5MAAHMAAHYADII 5
Compare MAAHMAAHYADII 5:13-16MAAHMAAHYADII 5:13-16