Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 3

MAAHMAAHYADII 3:7-10

Help us?
Click on verse(s) to share them!
7Ha isla weynaan; Rabbiga ka cabso; oo sharka ka fogow.
8Taasu waxay xundhurtaada u noqon doontaa caafimaad, Oo lafahaagana waxay u noqon doontaa dhuux.
9Rabbiga ku murwee maalkaaga Iyo midhaha ugu horreeya waxa kuu kordha oo dhan;
10Sidaasay maqsinnadaadu barwaaqo uga buuxsami doonaan, Macsarooyinkaaguna waxay la buuxdhaafi doonaan khamri cusub.

Read MAAHMAAHYADII 3MAAHMAAHYADII 3
Compare MAAHMAAHYADII 3:7-10MAAHMAAHYADII 3:7-10