Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 30

MAAHMAAHYADII 30:26-28

Help us?
Click on verse(s) to share them!
26Walooyinku waa qoon taagdaran, Oo haddana waxay guryahooda ka samaystaan dhagaxyada dhexdooda;
27Ayaxu boqor ma leh, Weliba dhammaantood guuto guuto ayay u socdaan.
28Qorratadu waa wax gacanta lagu qaban karo, Weliba waxay joogtaa guryaha boqorrada.

Read MAAHMAAHYADII 30MAAHMAAHYADII 30
Compare MAAHMAAHYADII 30:26-28MAAHMAAHYADII 30:26-28