Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 24

MAAHMAAHYADII 24:13-14

Help us?
Click on verse(s) to share them!
13Wiilkaygiiyow, malab cun, waayo, wuu wanaagsan yahay, Oo waxaad cuntaa awlallada malabka, taas oo kuu dhadhan macaan.
14Oo xigmadda aqoonteeduna sidaasoo kalay naftaada u ahaan doontaa, Oo haddaad iyada heshid waxaa jiri doona abaalgud, Oo rajadaaduna ma go'i doonto.

Read MAAHMAAHYADII 24MAAHMAAHYADII 24
Compare MAAHMAAHYADII 24:13-14MAAHMAAHYADII 24:13-14