Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 20

MAAHMAAHYADII 20:26-28

Help us?
Click on verse(s) to share them!
26Boqorkii caqli lahu kuwa sharka leh wuu hufaa, Oo wuxuu dushooda marsiiyaa giringirta.
27Dadka ruuxiisu waa laambaddii Rabbiga, Oo wuxuu baadhaa caloosha meelaha ugu hooseeya oo dhan.
28Naxariista iyo runtu boqorkay ilaaliyaan, Oo carshigiisuna wuxuu ku taagnaadaa naxariis.

Read MAAHMAAHYADII 20MAAHMAAHYADII 20
Compare MAAHMAAHYADII 20:26-28MAAHMAAHYADII 20:26-28