Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - MAAHMAAHYADII - MAAHMAAHYADII 11

MAAHMAAHYADII 11:10-11

Help us?
Click on verse(s) to share them!
10Kuwa xaqa ahu markay barwaaqoobaan, magaaladu way rayraysaa, Laakiin kuwa sharka lahu markay halligmaan farax baa lagu dhawaaqaa.
11Kuwa qumman ducadooda magaaladu sare bay ugu kacdaa, Laakiinse kuwa sharka leh afkoodu magaaladuu dumiyaa.

Read MAAHMAAHYADII 11MAAHMAAHYADII 11
Compare MAAHMAAHYADII 11:10-11MAAHMAAHYADII 11:10-11