Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - GABAYGII SULAYMAAN - GABAYGII SULAYMAAN 8

GABAYGII SULAYMAAN 8:6

Help us?
Click on verse(s) to share them!
6Qalbigaaga korkiisa ii dhig sida shaabad oo kale, oo gacantaada korkeeda ii dhig sida shaabad oo kale, Waayo, jacaylku wuxuu u xoog badan yahay sida geeri oo kale, Oo masayrkuna wuxuu u nac weyn yahay sidii She'ool oo kale. Belbelkiisu waa sida belbel dab ah, Oo waa ololka ugu wada kulul ee Rabbiga.

Read GABAYGII SULAYMAAN 8GABAYGII SULAYMAAN 8
Compare GABAYGII SULAYMAAN 8:6GABAYGII SULAYMAAN 8:6