Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 9:11-12 in Somali

Help us?

SABUURRADII 9:11-12 in Kitaabka Quduuska Ah

11 Rabbiga Siyoon deggan ammaan ugu gabya, Oo waxyaalahuu sameeyey dadka dhexdiisa ka caddeeya.
12 Waayo, waxaa iyaga xusuusta ka dhiigga ka aarguda, Oo isagu ma illoobo qaylada masaakiinta.
SABUURRADII 9 in Kitaabka Quduuska Ah