Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 9

SABUURRADII 9:11-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
11Rabbiga Siyoon deggan ammaan ugu gabya, Oo waxyaalahuu sameeyey dadka dhexdiisa ka caddeeya.
12Waayo, waxaa iyaga xusuusta ka dhiigga ka aarguda, Oo isagu ma illoobo qaylada masaakiinta.

Read SABUURRADII 9SABUURRADII 9
Compare SABUURRADII 9:11-12SABUURRADII 9:11-12