Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 94:9-12 in Somali

Help us?

SABUURRADII 94:9-12 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Kii dhegta abuuray, sow wax maqli maayo? Kii isha sameeyeyna, sow wax arki maayo?
10 Kan quruumaha edbiyaa, sow wax hagaajin maayo? Kaasoo ah kan dadka aqoonta bara?
11 Rabbigu waa og yahay fikirrada binu-aadmigu Inay micnela'aan yihiin.
12 Rabbiyow, waxaa barakaysan ninkii aad edbiso, Oo aad sharcigaaga wax ka barto,
SABUURRADII 94 in Kitaabka Quduuska Ah