Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 94

SABUURRADII 94:9-12

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Kii dhegta abuuray, sow wax maqli maayo? Kii isha sameeyeyna, sow wax arki maayo?
10Kan quruumaha edbiyaa, sow wax hagaajin maayo? Kaasoo ah kan dadka aqoonta bara?
11Rabbigu waa og yahay fikirrada binu-aadmigu Inay micnela'aan yihiin.
12Rabbiyow, waxaa barakaysan ninkii aad edbiso, Oo aad sharcigaaga wax ka barto,

Read SABUURRADII 94SABUURRADII 94
Compare SABUURRADII 94:9-12SABUURRADII 94:9-12