Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 91:4-6 in Somali

Help us?

SABUURRADII 91:4-6 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Oo wuxuu kugu dedi doonaa baalashiisa, Oo waxaad magangeli doontaa baadadkiisa, Runtiisuna waxay tahay gaashaan iyo gabbaad.
5 Waa inaanad ka cabsan naxdinta habeennimada, Iyo fallaadha dharaarnimada duulaysa toona,
6 Ama belaayada gudcurka ku socota, Iyo halligaadda duhurka wax baabbi'isa.
SABUURRADII 91 in Kitaabka Quduuska Ah