Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 91

SABUURRADII 91:4-6

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Oo wuxuu kugu dedi doonaa baalashiisa, Oo waxaad magangeli doontaa baadadkiisa, Runtiisuna waxay tahay gaashaan iyo gabbaad.
5Waa inaanad ka cabsan naxdinta habeennimada, Iyo fallaadha dharaarnimada duulaysa toona,
6Ama belaayada gudcurka ku socota, Iyo halligaadda duhurka wax baabbi'isa.

Read SABUURRADII 91SABUURRADII 91
Compare SABUURRADII 91:4-6SABUURRADII 91:4-6