Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 86:9-10 in Somali

Help us?

SABUURRADII 86:9-10 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Sayidow, quruumihii aad samaysay oo dhammu way iman doonaan oo hortaaday ku sujuudi doonaan, Waxay ammaani doonaan magacaaga.
10 Waayo, adigu waad weyn tahay, oo waxyaalo yaab badanna waad samaysaa, Oo adiga keliya ayaa Ilaah ah.
SABUURRADII 86 in Kitaabka Quduuska Ah