Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 86

SABUURRADII 86:9-10

Help us?
Click on verse(s) to share them!
9Sayidow, quruumihii aad samaysay oo dhammu way iman doonaan oo hortaaday ku sujuudi doonaan, Waxay ammaani doonaan magacaaga.
10Waayo, adigu waad weyn tahay, oo waxyaalo yaab badanna waad samaysaa, Oo adiga keliya ayaa Ilaah ah.

Read SABUURRADII 86SABUURRADII 86
Compare SABUURRADII 86:9-10SABUURRADII 86:9-10