Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 79:2-3 in Somali

Help us?

SABUURRADII 79:2-3 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Meydadkii addoommadaada waxay cunto uga dhigeen haadka samada, Oo hilibkii quduusiintaadana waxay cunto uga dhigeen dugaagga dhulka.
3 Dhiiggoodiina waxay Yeruusaalem hareeraheeda ugu daadiyeen sidii biyo oo kale, Cid aastaana ma jirin.
SABUURRADII 79 in Kitaabka Quduuska Ah