Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 79

SABUURRADII 79:2-3

Help us?
Click on verse(s) to share them!
2Meydadkii addoommadaada waxay cunto uga dhigeen haadka samada, Oo hilibkii quduusiintaadana waxay cunto uga dhigeen dugaagga dhulka.
3Dhiiggoodiina waxay Yeruusaalem hareeraheeda ugu daadiyeen sidii biyo oo kale, Cid aastaana ma jirin.

Read SABUURRADII 79SABUURRADII 79
Compare SABUURRADII 79:2-3SABUURRADII 79:2-3