Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 77:3-4 in Somali

Help us?

SABUURRADII 77:3-4 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Waxaan soo xusuustaa Ilaah, markaasaan welwelaa, Waan cawdaa, markaasay naftaydu taag darnaataa. (Selaah)
4 Indhahaygii waad soo jeedisay, Aad baan u dhibaataysnahay si aanan u hadli karin.
SABUURRADII 77 in Kitaabka Quduuska Ah