Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 77

SABUURRADII 77:3-4

Help us?
Click on verse(s) to share them!
3Waxaan soo xusuustaa Ilaah, markaasaan welwelaa, Waan cawdaa, markaasay naftaydu taag darnaataa. (Selaah)
4Indhahaygii waad soo jeedisay, Aad baan u dhibaataysnahay si aanan u hadli karin.

Read SABUURRADII 77SABUURRADII 77
Compare SABUURRADII 77:3-4SABUURRADII 77:3-4