Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 50:15-18 in Somali

Help us?

SABUURRADII 50:15-18 in Kitaabka Quduuska Ah

15 Oo i bari maalinta dhibi jirto, Oo anna waan ku samatabbixin doonaa, kolkaasaad i ammaani doontaa.
16 Laakiinse Ilaah wuxuu kan sharka leh ku yidhaahdaa, Maxaad qaynuunnadayda u sheegaysaa, Oo aad axdigayga afkaaga ugu soo qaadaysaa?
17 Adigoo tacliinta neceb, Oo weliba erayadaydana dabadaada ku tuura.
18 Markaad tuug aragtay waad oggolaatay, Oo waxaad la qayb qaadatay dhillayo.
SABUURRADII 50 in Kitaabka Quduuska Ah