Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 50

SABUURRADII 50:15-18

Help us?
Click on verse(s) to share them!
15Oo i bari maalinta dhibi jirto, Oo anna waan ku samatabbixin doonaa, kolkaasaad i ammaani doontaa.
16Laakiinse Ilaah wuxuu kan sharka leh ku yidhaahdaa, Maxaad qaynuunnadayda u sheegaysaa, Oo aad axdigayga afkaaga ugu soo qaadaysaa?
17Adigoo tacliinta neceb, Oo weliba erayadaydana dabadaada ku tuura.
18Markaad tuug aragtay waad oggolaatay, Oo waxaad la qayb qaadatay dhillayo.

Read SABUURRADII 50SABUURRADII 50
Compare SABUURRADII 50:15-18SABUURRADII 50:15-18