Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 3:3-4 in Somali

Help us?

SABUURRADII 3:3-4 in Kitaabka Quduuska Ah

3 Laakiinse, Rabbiyow, adigu waxaad tahay gaashaan igu wareegsan, Iyo sharaftayda, iyo kan madaxayga kor u qaada.
4 Codkayga ayaan Rabbiga ugu qayliyaa, Oo isaguna wuxuu iiga jawaabaa buurtiisa quduuska ah. (Selaah)
SABUURRADII 3 in Kitaabka Quduuska Ah