Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 34:17-18 in Somali

Help us?

SABUURRADII 34:17-18 in Kitaabka Quduuska Ah

17 Kuwa xaqa ahu way qayshadeen, oo Rabbigaa maqlay, Oo wuxuu iyaga ka samatabbixiyey dhibaatooyinkoodii oo dhan.
18 Rabbigu waa u dhow yahay kuwa dembigooda ka caloolyaysan, Oo kuwa ruuxoodu qoomamaysan yahayna wuu badbaadiyaa.
SABUURRADII 34 in Kitaabka Quduuska Ah