Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 34

SABUURRADII 34:17-18

Help us?
Click on verse(s) to share them!
17Kuwa xaqa ahu way qayshadeen, oo Rabbigaa maqlay, Oo wuxuu iyaga ka samatabbixiyey dhibaatooyinkoodii oo dhan.
18Rabbigu waa u dhow yahay kuwa dembigooda ka caloolyaysan, Oo kuwa ruuxoodu qoomamaysan yahayna wuu badbaadiyaa.

Read SABUURRADII 34SABUURRADII 34
Compare SABUURRADII 34:17-18SABUURRADII 34:17-18