Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 21:4-5 in Somali

Help us?

SABUURRADII 21:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Wuxuu kaa baryay nolol, oo adna waad siisay isaga, Oo waxaad siisay cimri dheer oo waaraya weligiis iyo weligiisba.
5 Ammaantiisu waxay ku weyn tahay xagga badbaadintaada, Oo waxaad isaga saartaa murwad iyo haybad.
SABUURRADII 21 in Kitaabka Quduuska Ah