Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 21

SABUURRADII 21:4-5

Help us?
Click on verse(s) to share them!
4Wuxuu kaa baryay nolol, oo adna waad siisay isaga, Oo waxaad siisay cimri dheer oo waaraya weligiis iyo weligiisba.
5Ammaantiisu waxay ku weyn tahay xagga badbaadintaada, Oo waxaad isaga saartaa murwad iyo haybad.

Read SABUURRADII 21SABUURRADII 21
Compare SABUURRADII 21:4-5SABUURRADII 21:4-5