Text copied!
Bibles in Somali

SABUURRADII 119:56-59 in Somali

Help us?

SABUURRADII 119:56-59 in Kitaabka Quduuska Ah

56 Taasu waa ii ahaatay, Maxaa yeelay, amarradaadii baan xajiyey.
57 Rabbigu waa qaybtayda, Oo anigu waxaan idhi, Waxaan dhawrayaa erayadaada.
58 Qalbigayga oo dhan ayaan kugu baryay inaad raalli iga ahaato, Si eraygaaga waafaqsan iigu naxariiso.
59 Waxaan ka fikiray jidadkayga, Kolkaasaan cagahayga u soo duway xagga markhaatifurkaaga.
SABUURRADII 119 in Kitaabka Quduuska Ah