Text copied!
CopyCompare
Kitaabka Quduuska Ah - SABUURRADII - SABUURRADII 119

SABUURRADII 119:56-59

Help us?
Click on verse(s) to share them!
56Taasu waa ii ahaatay, Maxaa yeelay, amarradaadii baan xajiyey.
57Rabbigu waa qaybtayda, Oo anigu waxaan idhi, Waxaan dhawrayaa erayadaada.
58Qalbigayga oo dhan ayaan kugu baryay inaad raalli iga ahaato, Si eraygaaga waafaqsan iigu naxariiso.
59Waxaan ka fikiray jidadkayga, Kolkaasaan cagahayga u soo duway xagga markhaatifurkaaga.

Read SABUURRADII 119SABUURRADII 119
Compare SABUURRADII 119:56-59SABUURRADII 119:56-59